Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Wasiirka Qorsheynta Somaliland oo Qorshe Halis ah ka fulinaya degaano ka tirsan Gobolka Sanaag

Mogdisho-{Rajonews} Wasiirka Wasaarada Qorsheynta ee Maamulka Somaliland Maxamed Aadan Ibraahim “ Yaboyo Tir” ayaa Socdaal Shaqo ku maraya degaano ka tirsan Gobolka Sanaag.

Wasiirka Waxaa Socdaalkiisa ku wehlinaya qaar ka mid ah Wasiirada Maamulka Somaliland oo ay ka mid yihiin Wasiirka Wasaarada Waxbarashada, Wasiirka Wasaarada Biyaha ,Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Masuuliyiin kale.

Degaanada uu Wasiirka Wasaarada qorsheynta booqday ayaa waxaa ka so cday Barnaamijyo hormarineed oo ay waday Maamulka Somaliland.

Wasiirka Wasaarada Qorsheynta ee Maamulka Somaliland Maxamed Aadan Ibraahim “ Yaboyo Tir” ayaa sheegay in Wasaaradiisa ay ka shaqeyneyso Hormarinta degaanada Somaliland.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement