Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Wasiir Khadiijo ” Dowladda Dastuurka haku Cadeyso Xuquuqda Dhalinyarada iyo Cayaartoyda, Dastuurka kuma Cado”..

Mogdisho-{Rajonews} Wasiirka Wasaaradda dhalinyaradda iyo Cayaaraha dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in la caddeeyo xuquuqda ay leeyihiin dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in dhalinyaradda Soomaaliyeed xuquuqdooda uusan qeexeen dastuurka ,islamarkaana laga doonaayo Madaxda dowladda in ay ka shaqeeyaan sidii dhalinyaradda ay heli lahaayeen xuquuqdooda.

Sidoo kale waxaa ay tilmaamtay in Wasaarada dhalinyaradda ay diyaar u tahay in ay hormariso dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Khadiijo ayaa sidoo kale xustay in dhalinyaradda Soomaaliyeed ay yihiin tiir dhexaadka Bulshada.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement