Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Wasiir C/llaahi Sheekh “ Waa Nasiib daro in Xildhibaano Qaran ay Masiirka Umadda Soomaaliyeed Kenya kaga hadlaan”..

MOgdisho-{Rajonews} Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan ahna Wasiirka Ganacsiga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya  ayaa tala u diray Xildhibaanada kudlada la sheegay inay kaga dhawaaqeen magaalada Nairobi ee Caasiamadda dalka Kenya.

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay in waxyaabaha masiiriga u ah ummadda Soomaaliyeed looga hadlo meel ka baxsan dalka.

“Xildhibaanada Baarlamanka Soomaliya xaq bay u leeyihiin in ay sameystaan xisbi ay ku mideysan yihiin oo talooyinkooda ay kusoo bandhigaan,balse waa nasiib daro in waxyaabaha masiiriga u ah ummadda Soomaaliyeed looga hadlo meel ka baxsan dalka,Xukuumadda ayagaa soo doortay Xildhibaanada iyagaana Kalsoonida kala laaban kara, balse ma ahan in masiirka umadda soomaliyeed loogu hadlo dalka dibadiisa”,ayuu yiri Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan.

Hadalka Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan ahna Wasiirka Ganacsiga Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya   ayaa kusoo beegmaya xili Magalada Nairobi loogu dhawaaqy kuntlad ay ku mideysan yihiin xildhibano ka Tirsan  labada aqalka ee Baarlamanka Soomaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement