Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO: Wasaaraddo qaar oo la ogaaday iney iney adeegsadaan Hantiga Qaranka & Digniin loo jeediyay..

Mogdisho-{Rajonews} Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir ayaa sheegay  in Hay’adaha kala duwan ee dowladda laga doonaayo in aysan qaadan daqliyadda kala duwan ee soo gala laakiin ay kusoo shubaan Koonadda dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in ay jiraan Hay’ado ka mid ah kuwa dowladda oo iska maamusha daqliyadda soo gala ,islamarkaana arintaasi ay tahay Sharci daro.

Xafiiska Hanti dhowrka iyo sidoo kale Wasaaradda Maaliyadda ayuu ugu baaqay in ay qaadan tilaabooyin arintaasi wax looga qabaanaayo.

Axmed Cali Daahir ayaa ugu dambeyntii sheegay in ay lagama maarmaan tahay in dhammaan daqliyadda soo gala Hay’addaha dowladda lagu soo hagaajiyo Qasnadda dowladda.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement