Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO WAREYSI:- Warar dheeraad ah oo laga helayo Duqeynta ka dhacday Gedo, Shabaab oo gawaari laga gubay masuuliyiina laga dilay

Mogdisho-{Rajonews} Maamulka Gobolka Gedo Ee Koofurta Soomaaliya ayaa ka hadlay Duqeyn Diyaaradaha Kenya ay ku beegsadeen Fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin Dhulka Howdka ah ee Kabis,waxaana Maamulka Gobolka Gedo  ay sheegeen in lagu dilay Weerarkaasi Duqeynta ah illaa 20 Dagaalame oo ka tirsan Shabaab.

Guddoomiyaha Gobolka Gedo ayaa sheegay in Duqeynta sidoo kale lagu Gubay Gaadiid Dagaal oo ay leeyihiin Shabaab.

Shabaab weli kama hadlin Wararka sheegaya in Diyaaradaha Kenya ay duqeyeen Fariisin Shabaab ay ku leeyihiin Dhulka Howdka ah ee Kabis oo hoostaga Degmada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement