Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO WAREYSI:- Madaxweyne Gaas oo ku Dhawaaqay hadii Shirka London wax ka soo bixi waayaan Go’aanka Puntland ka qaadaneyso Caalamka

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawo ka hadlay shirkii arrimaha Soomaaliya ee lagusoo gabagabeeyay magaalada London.

Madaxweyne Gaas oo shirka kadib wareysi siiyay Radiyaha Daljir, ayaa sheegay inay caalamka u muujiyeen inay Soomaaliya midaysan tahay oo ay isku aragti yihiin dowladda federalka iyo dowladda xubnaha ka ah.

Wuxuu sheegay shirkaan haddii ay wax kasoo bixi wayaan inuu lamid noqondoono shirarkii ka horeeyay ee fashilka ku dhamaaday, wuxuuna ku dhawaaqay inay Puntland ka tashanayso in mar dambe aaminto xarig jiid caalamka.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement