Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO WAREYSI:-AMISOM “Go’aanka aad leedihiin Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa soo saaray waxaan ku aragnay kaliya Facebook”

Mogdisho-{Rajonews} Afhayeenka Ciidamada AMISOM, Mr. Joe Kibet oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Risaala oo ka mida idaacadaha ku yaala Magaalada ayaa ka hadlay Amarkii Gudoomiyaha gobolka Banaadir uu ciidamda AMISOM uga Mamnuucay Wadada makka Al-Mukarama.

Waxaa uu sheegay in aysan jirin wax amar ah oo ay ka warqabaan , islamarkaana Amarka gudoomiyaha ay ku arkeen Baraha Bulshada oo keliya.

Afhayeenka AMISOM ayaa sidoo kale waxaa uu tilamamay in AMISOM aysan qaadan doonin Warar ay ku arkeen Baraha Bulshada .

Waxaa uu sidoo kale Xusay in hadii Amarkaasi gacanta loo geliyo taliyahooda,  ay war kasoo saari doonaan inta ka horaysana ay wadada isticmaali doonaan.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement