Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Wararkii ugu dambeeyay Qarax khasaare geystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Mogdisho-{Rajonews} Gudoomiyaha degmada Wadajir ee gobolka Banaadir Axmed Cabdulle Afrax ayaa ka waramay Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa oo maanta ku qarxay degmadaasi.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Gaariga oo ay wateen labo wiil in  ay ka shakiyeen Ciidamada Ammaanka.

Sidoo kale waxaa uu sheegay in gaarigaasi uu qarxay Markii Ciidamada Ammaanka ay qabteen ,islamarkaana ay waxyeelo soo gaartay Askar ka tirsan Ciidamada dowladda .

Ciidamada Ammaanka ayaa qabtay nimankii waday Gaariga waxaana toogasho lagu dilay mid ka mid ah  midkii kalena uu baxsaday.

Qaraxan ayaa wuxuu ka dhacay meel ku dhaw Saldhiga Degmada Wadajir.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement