Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO+SAWIRO:- Ujeedka ugu weyn ee uu Madaxweyne Farmaajo Maanta u tagay Degmada Afgooye

Mogdisho-{Rajonews}  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta safar ku tagay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose oo 30-KM ujirta Magaalada Muqdisho.

Ujeedka Safarka Madaxweynaha ayaa waxa uu ahaa in Madaxweynaha uu booqdo oo niyad dhis u sameeyo Ciidamada Xoogga Dalka ee Dagaalka kula jira Shabaab iyo in Dadka Degaanka uu la kulmo oo xaaladooda uu ka wareysto.

Madaxweynaha Soomaaliya safarkiisa waxaa ku wehlinayay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Taliyeyaasha Ciidamada iyo xubno kale.

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Soomaaliya C/nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay waxyaabaha ugu waa weyn ee ay tabanayaan Odayaasha Dhaqanka ee uu la kulmay in ay tahay in wax laga qabto arrimaha Ammaanka iyo Isbaarooyinka.

Sidoo kale C/nuur Maxamed Axmed ayaa sheegay Dowladda Federaalka in ay wax ka qaban doonto shaqsiyaadka wata Dareeska Ciidanka ee dhibaatada ku haya shacabka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement