Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Taliye Kaarshe “ Waa Been Ciidankeena Wax ma dhicin Waa laga been abuurtay”..

Mogdisho-{Rajonews} Taliyaha Qeybta Booliiska Gobolka Mudug ee Maamulka Galmudug ayaa waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay warar sheegaya in ciidank uu taliyaha u yahay ay geesteen gabood fallo iyo dhac ay kula kaceen dadka dega Gobalkaasi.

Waxa uu sheegay in unan ka warqabin haba yaraatee wax dhac ah oo ay ku kaceen askrta uu hormuudka u yahay. waxa uuna ku nuux nuuxsaday in aanan loo dulqaadan doonin in askarta ay falalkaasi ku kacaan waaba haday jirto in ay geesteen falal ceenkaasi ah.

Taliyaha ayaa waxa uu sidoo kale soo hadal qaaday wada shaqeenta ka dhaxeeyso ciidamada Puntland iyo Galmudug waxa uuna sheegay in ay dhax marto wada shaqeen wanaagsan oo uu sheegay in markii ugu dambeeay ay Ciidamada Galmudug ay gacanta u Galiyeen Puntland gaari lagasoo cararay dhanka Puntland.

waxuuna ugu dambeyntii sheegay in dad walaalo  ah ay dagaalaan ayna ka heshiiyaan, Galmudug iyo Puntalnd ay gacmaha is qabsadeen oo ay ilooween

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement