Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Siyaasi Caan ah oo talaabo Muhiim ah ku tilmaamay go’aanka Golaha Wasiirada ay Khamiistii la soo dhaafay soo Saareen

Mogdisho-{Rajonews} Golaha wasiirada xukuumada Soomaaliya oo toddobaadkan kulan koodii ka soo saaray qodobo quseeya amniga Muqdisho, ayaa tallaabadaasi waxaa ay noqdeen kuwo la soo dhaweeyey, si loo xaqiijiyo amniga magaalada Muqdisho, oo inta badan ay ka dhacaan falal lidi ku ah amaanka.

Shariif Roobow oo Falanqeeya  arrimaha amniga ayaa xukuumada ku bogaadiyey tallaabada ay u qaaday xakameynta Hubka ee masuuliyiinta dowladda, waxaa uu sheegay in dhibaato lagu qabay markii hore gaadiidka hubeysan ee ilaaliya madaxda qaranka, islamrkaana qal galin jiray dalka shacabka ah, islamarkaana uu xusay in baahi loo qabayin la xaliyo arrintaasi.

Dhinacakale Roobow ayaa walaac ka muujiyey amarkii maamulka gobolka Bnaadir uu ku mamanuucay gaadiidka lagu baakimo wadada Makka-almukarama waxaa uu sheegay inuusan sahaqeyn karin go’aankaasi, islamarkaana uu dhibaata ku yahay dadka shacabka ah, oo uu xusay inaysan lahayn Muqdisho meelo loogu talagalay baakinada gaadiidka, dadkuna ay ubaahan yihiin.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement