Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Ruux la socday Nin Qarax Ismiidaamin ah ka geystay Kismaayo oo la qabtay

Mogdisho-{Rajonews} Saraakiisha  amaanka mamulka Jubba-land ayaa gacanta ku dhigay nin ay shegeen in uu bixinayay macluumaadka qarax uu ruux naftii hure ahaa ka fuliyay  meel u dhaw xarunta madaxtoyada magalada kismaaayo.

Ruxan ay ciidama amaanka maamulka Jubbal-and gacanta ku dhigeen ayaa waxa ay sheegen in ay arkeen ciidama ninkan oo ku hadlayay Talefoon uu kaga war bixinayay qaraxa qabka uu u dhacay

Dhanka kale sharkiisha maamulka jubba-land aya waxe ay sheegeen in ay jiraan rag kale oo donayay in ay qaraxyo is midamin ah ka fuliyan gudaha Maagalada kismaayo.

Muqtar Cabdi Maxamed oo kamid ah sarakiisha nabad sugida maamulka jubaland oo la hadlay idaacada simba ee magala muqdisho aya faah faahin ka bixiyay ruxaan ay ciidama amaanka maamulkaas gacanta ku dhigeen iyo rag kale uu sheegay in ay ku dhax dhumaleysanayan gudaha magaalada kuwaa oo uu shegay iney doonayan  in qaraxyo ay fuliyaan.

Inta la xaqiijiyay qaraxii ismiidaminta ahaa ee shalay ka dhacay meel ku dhow xarunta madaxtooyada maamulka jubaland aya la shegay in ay waxyeelo kaso gartay ciidamada  qaraxa lala eegtay, Mas’uuliyada qaraxana waxaa sheegtay dagaalayahada Xarakada Al-shabaab.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement