Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre oo Labo Maalin Su’aalo weydiiyay Wasiiradiisa

Mogdisho-{Rajonews } Xasan Cali Khayre Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa isla xisaabtan la yeelanaya Golihiisa Wasiirada ee Xukuumada Soomaaliya, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta.

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yariisow) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay maalmaha Sabtida iyo Axada ee Todobaad walba in R/wasaaraha uu mid mid ula fariisanayo Wasiirada.

Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Wasiirada ka dhageysanaya waxa ay qabteen iyo howlaha horyaala Todobaadkaas.

Ujeedka laga leeyahay qorshahan ayaa ah sidii loo dardar gelin lahaa howlaha laga rabo Xukuumada Soomaaliya, shacabkana ay ugu qancaan shaqada Dowladda ay heyso.

Mudane Khayre ayaa horey u sheegay xukuumadiisa in ay hal ku dhig u tahay in la isla xisaabtamo, taasi oo noqoneysa shaqo ku dhisan isla xisaabtan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement