Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Madaxweyne Farmaajo oo Taariikh ka sameynaya Maanta Magaalada Muqdisho

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa maanta lagu waddaa in uu tago goobaha Taariikhiga ah ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu waddaa in uu maanta Ubax  dhigo Taaladda SYL ka dib uu tago Garoonka kubadda Caggta ee Koonis halkaasoo uu kula hadli doono dhalinyaradda Soomaaliyeed.

Wasiirka ku xigeenka Wasaaradda Dhalinyaradda iyo Cayaaraha dowladda Soomaaliya Axmed Cumar  Islow ayaa Risaala u sheegay in maanta Madaxweyne Farmaajo uu dhalinyarada Soomaaliyeed uu kala qeyb gali doono xuska SYL.

Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in maanta si weyn loogu diyaar garoobay Xuska Maalinta dhalinyaradda Soomaaliyeed oo maanta ku beegan.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement