Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Madaxweyne Axmed Madoobe oo Fariin Deg deg ah u Diray Beesha Caalamka

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in Beesha Caalamka laga doonaayo in ay si deg deg ah u bixiso dhaqaalihii ay ugu tala gashay Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale tilmaamay in Shirka Berri ka furmaya Magaalada London ay Beesha Caalamka ka codsan doonaan in ay bixiyaan lacagihii ay ugu yabooheen Soomaaliya.

Axmed Madoobe ayaa xusay in Beesha Caalamka ay doonayso in ay Soomaaliya maaweeliso.

Shirka Berri ka furmaya Magaalada London ayaa lagu waddaa in Soomaaliya loogu yabooho lacago badan.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement