Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Madaxweynaha Somaliland oo wadamda reer galbeedka ku eedeeyay in ay Faragilin toos ah ku haayaan Arimaha Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaali-land Axmed Maxamed Siilaanyo oo maanta jeediyay Khudbad loogu talagalay 18-ka may oo ku beegan xilligii Soomaali-land sheegtay in ay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa ka hadlay Arimaha Soomaaliya iyo Soomaali-land waxa uu na eedeen usoo jeediyay Wadamada reer galbeedka.

Siilaanyo ayaa sheegay in wadamada reer yurub iyo mareykanka ay wadaan iska horkeenida Soomaalia-land iyo Soomaaliya gaar ahaan dhinaca wadahalka iyo sidii loogu casuumay Soomaali-land shirkii London.

“wadamada yurub iyo mareykanka waxay wadaan qorshe aan ku jirin danaha Soomaali-land sidaas darteed waxaan ka codsaneynaa in ay faraha kala baxaan Arimhayena” ayuu yiri Madaxweynaha Soomaali-land.

Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa sheegay in aan si wanaagsan loogu casuumin Shirkii London ee looga hadlaayay Arimaha Soomaaliya taasna ay aheyd wax aan loo dul qaadan karin.

Soomaali-land ayaa maanta looga dabaal dagayaa Maalinta ay u aqoonsan yihiin Markii ay ka go’ayn Soomaaliya inteeda kale.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement