Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Madax ka tirsan Maamulka Hirshabeelle oo gaaray Magaalada Baladweyne

Mogdisho-{Rajonews} Wasiro iyo Xildhibaano ka tirsan Maamulka Hir-Shabeelle ayaa maanta gaaray Magaalada Balad-weyne kuwaasi Dhex dhexaadinayaa Maleeshiyaad beeleed la magac bacay Westland iyo ciidamo ka tirsan kuwa dowladda oo ku dagaalamaya Duleedka Magaalada Baladweyne.

Ugu yaraan 8-wasiir iyo tiro Xildhibaano ah oo ka tirsan Golaha Baarlamaanka Hir-Shabeelle ayaa gaaray Magaalada Baladweyne waxayna kulan la Qaateen Maamulka Gobalka Hiiraan iyo Kan Magaalada Baladweyne oo ay ka wada hadleen Xal ka gaarida Colaada u Dhexaysa Ciidamada dowladda iyo maleeshiyo beeleedka la magac baxay Westland Sida uu Idaacada Simba uu u Xaqiijiyey Gudoomiye ku Xigeenka arrimaha Bulshada Gobalka Hiiraan Sheekh Xuseen Cismaan cali.

Sheekh Xuseen ayaa Sheegay Madaxda ay maanta  kusoo dhaweeyeen Magaalada Baladweyne ay  ka Sugaayaan in ay Xaliyaan Xiisada Dagaal ee ka jiraan Baladweyen iyo deegaano hoostaga.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement