Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Maamulka Cusub ee Buurhakaba oo sheegay iney soo saarayaan amaro Culus oo amniga la Xiriira

Mogdisho-{Rajonews} Gudoomiyaha cusub Degmada Buurhakaba ee Gobalka Baay Ibraahim Maxamed Nuur ayaa sheegay in Maamulkiisa uu wax badan  ka badali doono Xaalada aamaan ee dagmadaasi.

Degmadaasi oo mudo badan maamul la’aani ka jirtay Guudmiye Ibraahim ayaa Sheegay in Maamulkiisa uu Dhisi doono Gudiyo looga talo galay in ay ka shaqeeyaan Arimaha Amniga iyo Abaaraha.

islamaraan u adeegi doona Bulshada Degmadaasi. Gudoomiyaha cusub ayaa ugu baaqay Maamulka Koonfur Galbeed inay kala Shaqeeyaan Howlaha Amniga iyo Adeega Bulshada waxa uuna intaa ku daray in uu Xoojin doono la shaqeynta Hay’adaha kale Duwan ee ka howlgala Gobalka Baay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement