Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo soo saaray War culus oo Amniga ku saabsan

Mogdisho-{Rajonews} Ku simaha Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed ahna Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Maxamed Xasan Fiqi ayaa waxa uu ka hadlay ammaanka Degaanada Koonfur Galbeed.

Waxa uu sheegay ammaanka Degaanada Koonfur Galbeed in aad loo adkeeyay, maadaama ay so dhowdahay Bisha Barakeysan ee Ramadan, xilliaasi oo Shabaab ay geystaan weeraro ka duwan kuwii hore.

Shabaab maalmo ka hor ayay weerar ku qaadeen Degaanka Goofgaduud oo 30-KM ujira Magaalada Baydhabo, halkaasi oo ay fariisimo ku leeyihiin Ciidanka Dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed, khasaare ayaa ka dhashay weerarkaasi.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement