Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Khudbadihii laga Jeediyay Kulankii lagu taageeraayay Madaxweynaha Cusub ee Galmudug

Mogdisho-{Rajonews} Magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug aya Waxa lagu Qabtay kulamo Muhiim ah oo lagu Tagerayay madaxweynaha Cusub ee Dowlad Gobaleedka Galmudug kulamadaasi oo ay ka soo Qyab Galeen odayaal , Siysaasiyin ,Bulshada Gaallkacyo iyo Sidoo kale Madaxda Gobalka Mduug Waxana ujeedka Kulankasi uu aha in taagero loogu Mujiyay Madaxweyena Cusub ee Galmudug mudane Xaaf

Munaasabad  lagu tageryaye xaaf ayaa lagu qabtay magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka mudug
waxaana laga jeediyay munaasabadu intii ay socotay hadalo lagu dhiiri galinayay madaxwayne xaaf iyo dawlad gobaleedka galmudug

,Munaasabada ay ku soo Dhamaday Jawi Dagan Waxana Halkan aan idin kugu soo Gudbin Doona Qudbadiihii  Dhamaan Halkaasi laga Jeediyay.

Hoos ka Dhageyso Khudbadaha:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement