Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Jawaari “ Siyaasiyiinta War Xumada haka dhaafaan Baarlamaanka, Kala qeybsanaan kama Jirto Baarlamaanka dhexdiisa”..

Mogdisho-{Rajonews} Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari sheegay in wada shaqeyn Fiican ay ka dhaxeyso Xildhibaanada Aqalka Sare iyo sidoo kale Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Waxaa uu sheegay Markii la dhisaayay Aqalka Sare in laga cabsanaayay wada shaqeynta dhexmarikarta labada Gole, laakiin hadda cid walba ay shaqadooda qabsato.

Waxaana uu intaa ku daray in guddiyadda  golaha Aqalka sare  kan golaha shacabka lagu balamay in bishiiba mar ay kulmaan taana ay tahay xal barlamaan oo laba aqal ka kooban islamarkana hal meel uga soo wada jeeda  danaha dalka iyo sharci dajinta.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement