Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Howlgallo laga sameeyey deegaano ka tisan Gobolka Sh/Hoose

Mogdisho-{Rajonews} Wararka naga soo gaarayo gobolka Shabeellaha hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ku waramaya in ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay howlgallo ballaaran maanta ka sameeyeen inta u dhaxeysa deegaanka Leego  iyo garoonka Baladoogle, kuwaasi ka dhan ah isbaarooyinka yaala gobolkaasi.

Ciidamada ayaa maanta ku guuleystay inay qaadaan dhowr jidgooyo oo tiilay deegaanadaas, islamarkaana ka saaray burcadii ay u tiilay.

Guddoomiyaha deegaanka Leego Abuukar Cabdullaahi Isxaaq ayaa ka warbiyay howlgalkaas, waxaana uu sheegay inay wadajir u sameeyeen ciidanka dowladda iyo kuwa AMISOM, laguna qaaday dhor isbbaaro.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement