Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Hay’adda Laan qeyrta Cas oo Warbixin Cajiib ah ka soo saartay Xaalada Soomaaliya

Mogdisho-{Rajonews} Masuuliyiinta Sare ee Hay’adda Caalamiga ah ee Laan qeyrta Cas ee ICRC oo kulan ku yeeshay Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya waxa ay kaga hadleen Xaalada Guud ee Soomaaliya.

Masuuliyiinta ayaa kulankooda waxa ay diirada ku saareen abaraha ka jira Dalka Soomaaliya iyo Cudurada ka dilaacay degaano badan oo ka tirsan Gobolada Dalka.

Waxa ay sheegeen in Malaayin qof ay la ildaran yihiin Macluul, sidoo kalena ay jiraan Malaayiin kale oo laga Cabsi qabo in uu dhib ka soo gaaray Macluusha daran ee Soomaaliya ka jirta.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in dadka Soomaaliyeed ay si daran u saameysay abaaraha ka jira Soomaaliya, waxa ay sheegeen in gobolada waqooyi iyo Koofureed ay abaaro daran ka jiraan.

Agaasimaha Hay’adda Caalamiga ah ee Laan qeyrta Cas ee ICRC ahna u qaabilsanaha Soomaaliya Jordi Raich Curco ayaa ka hadlay abaarta ka jirta Soomaaliya iyo sida loogu hortagi karo Cudurada ka dhasha.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement