Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Haween lagu Afduubtay degaanka Gelinsoor iyo Warar kala duwan oo ka soo baxayo

Mogdisho-{Rajonews} Gudoomiyaha degaanka Galinsoor ee gobolka Galgaduud Cali Saciid Axmed Cabdulle ayaa waxaa uu sheegay in Maleeshiyaad hubeysan ay Afuubteen labo haween ah oo kunoolaa Miyiga degaanka Galinsoor.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in arintaasi ay salka ku hayso aanooyin qabiil,islamarkaana haweenkaasi lala aaday degaanka Kaxan dhaale.

Cali Saciid ayaa sidoo kale tilmaamay in haweenka la Afduubtay ay ahaayeen dad Shacab ah oo iska xoolo dhaqato ah.

Maamulka Galmudug iyo dowladda Dhexe ayuu sheegay in uu arintaasi ku wargeliyay ,islamarkaana uu ka codsaday in si deg deg ah wax looga qabto.

Degaanka Galinsoor oo ku yaalla xadka Mudug iyo Galgaduud ayaa maalmihii lasoo dhaafay dadka kunool waxa ay cabasho xooggan ka muujinaayeen dhibaato ay ku hayaan Ciidamada dowlad degaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya.

Waxaana hadda inta badan joogga degaanka kaxandhaale Ciidamada Liyuu Boolis.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement