Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Guddoomiye Thaabit“ma Aqbali Doono In Guryo Xoog Lagu Heysto”

Mogdisho-{Rajonews} Gudoomiyaha Gobolkaan Banadir ahna duqa Magaalada muqdisho thaabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay qorshaha Maamulkiisa kaga degsan wax ka qabashada cabashada bulshada uga imaaneysa ee ku aadan Guryaha lakala heesto.

Mudane Thaabit ayaa sheegay in maamulkiisa uusan aqbali doonin taas ha ahaado qof Liita mid culus iyo waliba masuul ka tirsan dowladda islamarkaana qofkii Guri xoog ku heesto laga wareejin doono sida uu hadalka u dhigay.

Sidoo kale Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in uu si kastey ahaataba  uu Maamulkiisa Cadaalad u sameyn doono dadka uu masuulka ka yahay.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement