Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Guddoomiye Jawaari“Labada aqal ee Baarlamaanka, Madaxweynaha, Ra’iisul wasaaraha iyo Madaxda maamul goboleedyada oo saaran Hal gaari in la arko ayaa la rabaa”

Mogdisho-{Rajonews} Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya ay wadatashiyadda ku aadan dib u eegista dastuurka Qaranka in laga doonaayo in ay gaarsiiso gobolada dalka Soomaaliya.

Mudane Jawaari ayaa sheegay in muhiim tahay in dadka kunool gobolada dalka Soomaaliya in ay talo ku yeeshaan dastuurka dalka.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in Wasaaradda dastuurka laga doonaayo in ay ka shaqeyso sidii wax ka badal loogu sameyn lahaa dastuurka Qaranka.

Qaar ka mid ah dadka kunool gobolada dalka Soomaaliya ayaa inta badan dowladda Soomaaliya ku eedeeya in wadatashiga ay kusoo koobto Muqdisho.

Wasaaradda dastuurka dowladda Soomaaliya ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dadaallo kala duwan oo dib u eegis loogu sameynaayo dastuurka Qaranka.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement