Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Galmudug oo Faahfaahin ka bixisay Gaari ay ku Wareejisay Puntland oo Masuul laga soo dhacay

Mogdisho-{Rajonews} Ciidamada Ammaanka Magaalada Gaalkacyo ee Maamulka Galmudug ayaa Maanta gacanta ku dhigay Gaari ay leedahay Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Haweenka Maamulka Puntland Farxiyo Yuusuf Xirsi oo uu ka soo dhacay Ninkii Darawalka u ahaa oo uu la soo galay Dhanka Galmudug.

Saraakiisha Amniga Puntland ayaa Gaarigii laga soo dhacay Wasiir Kuxigeenka Maanta ku wareejiyay Farxiyo Yuusuf Xirsi Wasiir Kuxigeenka Haweenka Puntland,waxaana Munaasabad Gaariga loogu wareejinayay wasiirka ay ka dhacday xarunta Taliska qeybta dhexe ee Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.

Waxaa halkaas ka hadlay Taliyaha Qeybta Booliska Galmudug Maxamed Nuur Cali Gadaar iyo Wasiir Kuxigeenka Haweenka Farxiyo Yuusuf Risi.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement