Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Farmaajo “ iima dooran inan Caalamka idiin tuugsado Laakiin Waxaa ii doorateen inan Dalka ka dhigo mid Isku filan oo aan gacmo Shisheeye u baahneyn”..

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay badali doonto Erayga Canshuur hadii ay ogolaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana laga dhigi doono Qaaraan Qaran.

Sidoo kale waxaa uu sheegay Markii la dhaho canshuur in ay xooggaa u egtahay in Bulshada xoog wax looga qaadanaayo.

Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta , waxaana uu tilmaamay hadii Shacabka aysan Canshuurta bixin in aysan dowladdu Shaqeyn karin.

Dowladdaha Caalamka ayuu sheegay in ay hormar ku gaareen Canshuurta ay bixiyeen Shacabkooda.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement