Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Farmaajo ” Ciidanka AMISOM Waa Mahadsan yihiin, Ciidankeena ayaa amniga iyo Xasilinta Dalka la Wareegayo”..

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dowladda ay ku dadaaleyso sidii loo dhisi lahaa Ciidamo qaran.

Waxa uu sheegay in ay muhiim tahay in la dhiso Ciidamo Qaran oo ka shaqeeya difaaca Dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Waxa uu Mahad celiyay Ciidanka iyo Saraakiisha Amisom oo uu sheegay in door weyn ay ka qaateen Xasilinta Dalka iyo dagaalka ay Dowladda kula jirto Al Shabaab.

Waxa uu sheegay in sidoo kale Dowladda ay ka go’an tahay sidii Al-Shabaab loogu saari lahaa degaanada ay hada ku sugan yihiin isla markaana laga shaqeyn doono sidii Al-Shabaab guud ahaan Dalka loogu saari lahaa.

Taliska Sare ee Ciidanka Amisom ayaa horay u sheegay in Marka la gaaro sanadka 2018 in Ciidankeeda ay kala baxeyso Soomaaliya, amaanka guud ee Dalkana lagu Wareejinayo Ciidanka Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement