Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Faah Faahino dheeraad ah oo ka soo baxayo dagaal Culus oo ka dhacay Gobolka Galgaduud

Mogdisho-{Rajonews} Wararka naga soo gaaraya  degaanka Labi Caano oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa  sheegaya  in Maanta halkaas uu ka dhacay dagaal beeleed .

Degaanka Labi Canaao ayaa waxaa uu ka mid yahay degaanada hoos yimaada Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Gobolka Galgaduud.

Dagaalka ayaa la sheegaya in uu u dhaxeeyay maleeshiyo beeleed wada dega degaanka Labi Caano.

Inta la xaqiijiyay 8 qof ayaa ku dhimatay 10 kalena dhaawac ayaa soo gaaray sida ay sheegeen dad goobjoogaal ah oo ku sugan gobolka Galgaduud.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement