Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Duqa Muqdisho oo ka hadlay xuquuqda Ciidanka Ilaalada Degaanka

Mogdisho-{Rajonews} Guddoomiyaha Goblka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Thaabit Cabdi Maxamed ayaa ska hadlay xuquuqda ay leeyihiin Ciidanka ilaalada Degaanka Xamar.

Waxa uu sheegay in ay heli doonaan xuquuqda ay leeyihiin Ciidanka ilaalada Degaanka Xamar, isaga oo sheegay Ciidanka in aysan qaadan mushaar mudo badan, hase yeeshee uu ka warhaayo.

Sidoo kale Guddoomiye Thaabit ayaa sheegay in ay ka go’an tahay in uu bixiyo xaqa ay ku leeyihiin Ciidanka ilaalada Degaanka Xamar, si ay u sugaan amniga Caasimadda.

Thaabit Cabdi Maxamed Guddoomiyaha Goblka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa hadalkan ka sheegay xilli uu kulan la qaatay saraakiisha Ciidamadan.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement