Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Dowladda oo War ka soo Saartay Iska hor imaad labada Ciidan Xalay ku dhex maray Afaafka hore Xarunta Gobolka Banaadir

Mogdisho-{Rajonews} Dowladda Soomaaliya ayaa waji kale u yeeshay dagaal xalay degmada Xamarweyne ku dhexmaray ciidamada NISA iyo kuwa ilaalada madaxtooyada Soomaaliya.

Dagaalkan oo geystay khasaaro dhaawac ah ayaa udhaxeeyay labadan ciidan xili ay siyaabo kala duwan uga sugnaayeen xarunta dowladda hoose ee degmada Xamarweyne halkaas oo ay ka socotay munaasabadii Aas-aaska SYL.

Laakiin, dad badan ayaa la yaabay kadib markii gudoomiyaha degmada Hodan ee DFS uu dusha saartay eedeynta dagaalkaas, isagoo sheegay in ciidamo hubeysan ay gaarigiisa rasaaseeyeen, wax qasaaro ahna uusan kala dhalan.

Inkastoo Wararka ah in dagaal uu dhexmaray NISA iyo ilaalada Madaxtooyada ay yihiin kuwa la xaqiijiyay, hadana gudoomiyaha ayaa ka been sheegay arintaas.

Madaxda kale ee dowladda iyo saraakiisha ciidamada kama aysan hadlin dagaalkan dhacay oo la sheegay inuu yimid kadib markii ay ciidamadu kala shakiyeen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement