Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Digniin loo diray laba Hay’addood oo ka shaqeeysa degaanada Puntland

Mogdisho-{Rajonews} Wasaarada arimaha Gudaha Maamulka Puntland ayaa soo saartay digniin ku socota dhamaan Hay’addaha ka howlgala deegaanada Puntland si gaar ah Madaxda Hay’addaha NRC iyo DRC,kuwaas oo sheega in dadka caawiyaan.

Wasiirka Arimaha gudaha iyo dowladdaha Hoose ee Maamulka puntland Axmed Karaash ayaa sheegay in ay jiraan Hay’addo ka howlgala Puntland kuwaas oo sheegta in ay caawiyaan dadka barakacayasha ah balse ay uga timid cabasho ku aadan in ay dadkaasi dayaceen.

Waxa uu sheegay in xiligaan wixii ka dambeeya Puntland ay ka fiirsan doonto qaabka ay u shaqeeyaan Hay’addaha islamarkaana hadii ay muujiyaan waayaan waxqabn Go’aan laga gaari doono sida uu hadalka u dhigay.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement