Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Deeq Dawo ah oo la gaarsiiyay degaano ka tirsan Somaliland iyo Caafimaad daro laga soo sheegayo

Mogdisho-{Rajonews} Degaano ka tirsan Somaliland ayaa waxaa la gaarsiiyay deeq kala duwan oo loogu tala galay dadka abaartu ay saameysay ee degaanadaasi ku nool.

Deeqdaan ayaa waxa ay isugu jirtaa agab Caafimaad oo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen Daawooyin iyo qalabka Nadaafada iyo deeq raashiin ah.

Masuuliyiin ka tirsan Somaliland oo goobjoog ka ahaa markii deeqdaan dadka danyarta ah loo qeybinaayay ayaa ugu Mahad celiyay Hay’adda deeqdaan keentay.

Waxa ay sidoo kale sheegeen in Xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka taagan tahay degaano ka tirsan Somaliland gaar ahaan degaanada ay abaaruhu ka jiraan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement