Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- C/weli Gaas “ Shacabka iyo Ganacsatada Puntland ha isku tashadaan, yaan gacmo Shisheeye wax laga sugin aan Caawino Walaalaheena”..

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa shacabka Puntland ugu baaqay in ay iscaawiyaan oo aysan gargaar ka sugin Hay’ado.

Waxa uu sidoo kale sheegay in Shacabka logu baahan yahay in dhexdooda isku gargaaraan oo ay caawiyaan isla markaana ka shaqeeyaan samata bixinta dadka walaalahooda ee dhibaateysan.

C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in Maamulkiisa uu diyaar u yahay sidii Shacabka Puntland ay u gaari lahaayeen isku filnaasho iyo hormar.

Waxa uu ganacsatada iyo Shacabka Puntland ugu baaqay in ay meel ugu soo wada jeestaan sidii loo badbaadin lahaa dadka dhibaateysan ee degaanada Puntland ku nol.

Degaano iyo degmooyin ka tirsan Puntland waxaa ka jira abaaro daran kuwaasi oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duunyada, waxaana socda qorshe lagu badbaadinayo dadka abaaruhu ay saameeyeen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement