Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- C/weli Gaas oo Mar kale Afka furtay, difaacna u noqday Dowladda Madaxweyne Farmaajo

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali “ Gaas “ ayaa mar kale Xaflad soo dhaweyn ah oo si heersare loo soo agaasimay loogu qabtay Magaalada Oslo ee Dalka Norway.

Xaflada ayaa waxa ka qeyb galay dhamaan Soo maalida ku sugan Dalka Norway iyo Soomaali kale oo ka yimid dalalka Dariska la ah dalka Norway.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali “ Gaas “ ayaa khudbad dheer ka jeediyay Xaflada soo dhaweynta ee loo sameeyay.

Waxa uu ugu baaqay Soomaalida Dalka Norway iney ka qeyb qaataan hormarinta degaanada Puntland iyo ka qeyb qaadashada howlaha gurmadka ee abaaraha ka jira guud ahaan Dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement