Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Ciidamo Gurmad ah oo ku sii jeeday Deegaanka Goof-gaduud ee G/Baay oo la qarxiyay.

Ugu yaraan 6 askari ayaa ku dhintay in kabadana waa ay ku dhaawacmayn Miino dhulka lagu aasay oo maanta ku qaraxday Gaari Ciidan oo ay saarnaayeen Ciidan gurmad ah oo ku sii jeeday deegaanka Goof-gaduud ee Gobalka Baay oo ku dagaalameyn Dowlada iyo Al-shabaab.

Ciidankaan dhintay ayaa laga diray Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka si ay u caawiyaan Ciidan kale oo maanta laga soo saaray deegaanka Goof-gaduud kuwaas oo kusugan duleedka deegaanka waxaana lagu waday in ay dib uqabsadaan Goof-gaduud.

Waxaa jiro kuwe kale oo ku dhaawacmay Qaraxaasi oo la soo gaarsiiyay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobalka Baay, ilaa hadda ma jirto wax war ah oo ka soo baxay laamaha Amaanka Dowladda Soomaaliya.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement