Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Ciidamada Dowladda oo Xabsiga dhigay Odayaal Dhaqameedyo iyo Sababta oo la ogaaday

Mogdisho-{Rajonews} Ciidamada dowladda Soomaaliya ee degmada Jalalaqsi ayaa xabsiga dhigay 10 oday oo degaanka buurweyn uga qeyb galay Caleemasaarka nin ka tirsan Al-Shabaab.

Taliyaha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee degmada Jalalaqsi Faarax Cali Gaafow ayaa sheegay in odayaashaasi lagu eedeeyay in ay ka qeyb galeen Caleema saarka oday ka tirsan Al-Shabaab.

Taliyaha ayaa sidoo kale waxaa uu sheegay in tilaabo laga qaadi doono odayaashaasi.

Gudoomiyaha degmada Jalalaqsi iyo sidoo kale qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ayaa hadda kulan kuleh degmada Jalalaqsi.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement