Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Ciidamada amaanka ee Gobolka Gedo oo qabtay Walxaha Qarxa iyo Ragii waday

Mogdisho-{Rajonews} Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta Qarax ku qabtay Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo.

Qaraxaan ayaa ahaa mid lagu soo dhex riday caag jirigaan ah ka dibna lasoo dhigay Suuq ku yaalla Magaalada Baardheere.

Qaraxa waxaa la dhigay goob aad u mashquul badan , sida ay Risaala u sheegeen Saraakiisha Ciidamada Ammaanka dowladda Soomaaliya.

Sarkaal lagu magacaabo Timajilic oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada dowladda Soomaaliya ee gobolka Gedo ayaa sheegay in Al-Shabaab Qaraxaasi ay meesha geliyeen , islamarkaana ay doonaayay in ay dadka Shacabka ah ku dhibaateeyaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement