Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Cameey oo sheegay in Magaca Dhalinyarada Soomaaliyeed si qaldan loo adeegsaday

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar “Cameey” ayaa sheegay in waqtigaan magaca dhalinyarada Somaaliyeed si qaldan ama xun loo adeegsaday islamarkaana lagu dhibaateeyay Shacabka Somaaliyeed.

Mudane Cameey,ayaa sheegay in isaga marwalba uu dib u xasuusto taariikhihii ay la haayeen dhalinyarada Somaaliyed iyo sida ay hada u shaqeeyaan dhalinyarada Somaaliyeed oo dalka jooga oo dhibaatada dalka ka jirta horseed u noqday sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu ugu baaqay dhalinyarada ku nool deegaanada Maamulka Puntland iyo guud ahaan Somaaliya in ay yihiin Mustaqbalka Berito islamarkaana loo baahan yahay in ay isbedel sameeyaan islamarkaana ay ka fikiraan Sadax Arimood oo kala ah Midnimo,Nabadgelyo iyo Horumar  loogana baahan yahay in ay hormuud u noqdaan.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement