Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Axmed Siilaanyo ” Somaliland Waa isku filan tahay cid garab kama sugeyso, Shacab iyo Madax waan isku duuban nahay”..

Mogdisho{Rajonews} Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa u Mahad celiyay Shacabka iyo ganacsatada Somaliland sida wanaagsan oo ay mar walbo ugu qeyb qaataan Howlaha abaaraha ee ka jira Degaanada Somaliland.

Waxa uu sheegay in Shacabka iyo Ganacsatada Reer Somaliland ay muujiyeen kaalintoodii loogu baahnaa.

Waxa uu sidoo kale ugu baaqay in ay sii laba jibaaraan howlaha ay hada wadaan isla markaana ay ka shaqeeyaan sidii loo samata bixin lahaa dadka weli Xaalada abaaraha ku jira.

Waxa uu xusay in degaano badan oo ka tirsan Somaliland ay ka jiraan abaaro daran kuwaasi oo uu sheegay in ay saameyn badan yeesheen.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement