Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYSO:- Al-Shabaab oo Arrin Naxdin leh ka sameeyay Gobolka Bakool

Mogdisho-{Rajonews} Wararka ka imaanaya Degmada Tiyeegloow ee Gobolka Bakool ayaa sheegaya in Al-shabaab Fagaare ku yaalla Degmada Tiyeeglow ay Gacmaha uga jareen Labo Nin oo ka mid ahaa dadka Degaanka.

Labada Nin ee Shabaabku ay Gacmaha ka jareen ayaa lagu kala Magacaabaa Aadan Muxamed Nuur oo 42 Sano jir ah  iyo Isxaaq Aadan Xasan oo 23 jir ah ,waxaana ay ku Eedeeyeen in ay  jabsadee dukaan ku yaala Tiyeeglow ayna  kala baxeen lacag dhan Labo iyo Toban Milinyan oo Shilin Somali ah.

Goobta ay Gacmaha uga jareen Labada Nin Al-shabaab ayaa waxaa ku sugnaa dadweyne ay ka soo Aruuriyeen Degmada Tiyeeglow si ay Goobjoog uga noqdaan.

Al-shabaab ayaa Dhowr Jeer falalka Nuucaan oo kale ah ka fuliyay Goobaha ay Maamulaan ee ka mida Gobolada dalkeena Soomaaliya.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement