Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DHAGEYO:- Ciidamo la Wareegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliya

Mogdisho-{Rajonews} Ciidamo la sheegay inay ka cabanayaan Mushaar la’aan ayaa la wareegay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo ku taallo Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir.

Ciidankaan oo ka tirsan Xoogga dalka Somaliya ayaa la sheegay inaysan qaadan wax mushaar ah, xilli hadda uu socdo bixinta Mushaaraadka ciidanka Xoogga dalka guutooyinkooda kala duwan.

Saraakiil ka tirsan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa u sheegay in Ciidankan oo fara badan ay la wareegeen dhismaha xarunta Wasaaradda, sidoo kalena ay xireen dhamaan wadooyinka soo gala.

Waxaa la sheegay Saraakiisha Millitariga inay isku dayayaan xalinta ciidankaan mushaarka ka cabanaya.

Ciidamada ayaa ku doodaya in mushaarka la siiyay kaliya Saraakiisha, balse Mushaarka ciidanka Xoogga dalka oo socdo bixintiisa, ayaa loo qaybiyay guutada koowaad, halka maanta iyo Sabtida qorshaha uu yahay in la siiyo guutada labaad.

Ciidamada Millitariga Soomaaliya oo ah awooda ciidan ee dalka uu tashto ayaanan haysan daryeel wanaagsan oo ay ka helaan Dowladda, waxayna si dirqi ah ku helaan lacag aanan badneyn oo mushaarkooda ah iyo guno yar.

Hoos ka Dhageyso Codka:-

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement