Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG+DHAGEYSO WAREYSI:- Ciidamada Liyuu-Booliska oo Gabdho ka Qafaashay Gobolka Galgaduud

Mogdisho-{Rajonews} Sida uu Warbaahinta u xaqiijiyay nabadoon Jaamac Maxamauud Cali oo ku magacdheer Jaamac Guure ayaa waxa uu sheegay in ciidamo ka tirsan kuwa Liyuu-boliska ee looga arimiyo dhulka Soomaalida ee Galinka 5-naad ee 2-gabdhood ka qafaasheen tuulo u’dhow deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud

Nabadoonka ayaa sheegay in aysan garaneen sababta ay arinkaasi u sameeyeen ciidamada Liyuu-boliska wuxuuna baaq u’diray madaxda ugu sareeso dalka.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement