Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Qarax Goor dhow ka dhacay Muqdisho

Mogdisho-{Rajonews} Qarax Gaari ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay dhabarka dambe ee Guriga Hooyooyinka, kaasi oo si weyn looga maqlay goobta uu ka dhacay.

Gaarigan ayaa waxaa ka shakiyay Ciidanka Ammaanka, taasi oo sababtay in ay gacanta ku dhigaan, wuxuuna Qarxay, iyaga oo baaritaano kuwada.

Dadka shacabka ah ayaa halkaasi laga kala eryay markii hore maadaama Gaariga laga shakiyay, taasi oo koobtay khasaaraha badan ee ka dhalan lahaa Qaraxan.

Wariyeyaal halkaasi ku sugan ayaa Rajonews.com u sheegay Qaraxan in uu geystay khasaare dhaawac ah, inkastoo ilaa hada aan la xaqiijin karin.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement