Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Meydad & dhaawacyo la gaarsiiyay & Ciidanka K/galbeed oo lagu laayay dagaal Hadda ka socda Goof-gaduud..

Mogdisho-{Rajonews} Askar kamida Ciidamada Koonfur Galbeed oo meydad iyo dhaawac ah ayaa la geeyay Isbitaalada Baydhabo , waxaana dagaal culus uu ka socdaa degaanka Goofgaduud.

 

Wariyahaasha ku sugan Isbitaalka Baydhabo ayaa soo sheegaya in dhaawacyo badan iyo Meydad la geenay Isbitaalka ,kuwaa soo kusoo waxyeeloobay dagaalka ka socda Goofgaduud.

 

Gurmad xooggan oo ay hoggaaminayaan Saraakiil ka tirsan Ciidamda xoogga ayaa ka baxay magaalada Baydhabo , kuwaasoo kusii jeeda degaanka Goofgaduud.

 

Degaanka Goof-gaduud oo 30-KM u jira Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay dhowr jeer oo hore waxaa ku dagaalamay Ciidanka Dowladda iyo Dagaalyahanada Shabaab.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement