Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DEG DEG: Ku dhawaad 200-ruux oo lagu qabtay howlgalka ka socda Muqdisho & degmo ciidamada AMISOM buux dhaafiyeen..

Mogdisho-{Rajonews} War goordhow na soo gaaray ayaa sheegaya in degmada Hodan ee Gobolka Banaadir uu caawa ka socda Howlgal xoogan oo lagu xaqiijinayo amaanka.

 

Howlgalka oo si wada jir ah u sameynayaan Ciidamada Booliska Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa laga sameynayaa xaafadaha degmada Hodan.

 

Dadka Goob joogayaal ah ayaa inoo sheegay in Ciidamada guri guri u baarayaan,waxaana inta la ogyahay howlgalka lagu qabtay ku dhawaad 200-ruux oo lagu tuhmayo in falal amaandari ka wadaan degmadaasi.

 

Saraakiisha horkaceysa Howlgalka iyo maamulka degmada Hodan oo aan la xiriirnay ayaa ka gaabsaday iney faah faahin ka bixiyaan howlgalka balse waxay sheegeen in dib warbaahinta uga warbixin doonaan Natiijada ka soo baxda howlgalka.

 

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement