Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO+CADEYN: MD Farmaajo oo si Cajiib ah uga hadlay sababta Gabre loogu arkay shirka London+(Wareysi Xasaasi ah)..

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Soomaaliya oo Wareysi dheer ah siiyay Tv-ga Somalida ee Universal oo fadhigiisa uu yahay magaalada London ayaa ka hadlay arimo badan oo ku saabsan shirkii lagu idleeyay London.

Madaxweyne Farmaajo ayaa qodob qodob u dul istaagay waxa ka so baxay shirka London iyo muhiimada uu Soomaaliya u leeyahay.

Marka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in shirka uu ahaa mid ay u dhan yihiin Soomaali oo idil ayna socdeen madaxweynayaasha maamul Goboleedyada,kuwaasi oo shirka goob joog u ahaa.

Sidoo kale,shirka ayuu sheegay in muhiimad gaar ah u leeyahay Soomaaliya laguna doono in lagu hormariyo Shacabka iyo Xukuumadda Soomaaliya.

Dhanka kale,madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka hadlay arin shacabka Soomaaliyeed si aad u hadal hayeen oo ah in shirka London lagu arkay Generaal Gabre oo ah Sarkaal Itoobiyan ah oo arimaha Somalia si aad u ah ula socda.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement