Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VIDEO:Madaxweyne Farmaajo Oo Sawirada Madaxweynahi Hore Ku taxay Villa Soomaaliya.

Mogdisho-{Rajonews} Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulahi farmaajo Ayaa Amray Howl Wadeenada Xarunta  Aqalka  Villa Soomaaliya Iyo Goobaha Xafiisyada In lagu Dhejiyo mDaxweynahii Hore Ee Soomaaliya,Alle ha U raxmadee Adaan cabulle Cidmaan Oo Ahaa Madaxweynahii ugu horeeyey Ee Soomaaliya.

Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa Sheegay Inay tahay Sababta Uu Ugu Dhejiyey Villa Soomaaliya  Inuu Ahaa  Adaan cabulle Cidmaan Madaxweyne Soomaaliya Sharaf Ku Leh ,Isagoona muujiyey Dibmuraadiyada Ugu Horeyey Soomaaliya  Madaxweyne Xilka Si wanagsan Ku wareejiya.

Madaxweyne Farmaajo Ayaa Sheegay In Looga Bahan yahay Madaxda Soomaalida Inay Ku daydaan  Adaan cabulle Cidmaan  Oo markii Xilka uU ka Dagey Shacabkiisa  Ku Dhex Noola Isagoona Muujin Inuu yahay Nin maqamka Sare Leh.

“Aadan Cabdile Cismaan Waa Madaxweynahii ugu Horeyey Ee soomaaliya Oo Si nabad Iyo Dimuraadiyad Xilka Ku wareejiya,isagoona Markii laga Adkaaday Shacabkiisa Ku Dhexnoola Isagoona Wixii Talo ee dowlada Uga Bahan Tahay Oday Soomaaliyeed Ugu Muujinayey Wuuna Inaga mudan yahay “Ayuu Yiri Madaxweyne Farmaajo.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement