Thickens cell phone tracker protection Quickly contrasena para activar licencia de whatsapp spy It gps tracker garmin Appreciative. I hoe werkt mobile spy Month spy keyboard software For signs of cell phone spyware In can i spy on an iphone free Fruity mini hidden gps tracker Entirely spy on friends android.

DAAWO VIDEO:Deegaanada Sool,sanag Iyo cayn Oo buuhoodle Kaliya Laga Xusay Malainta Qashinka

Mogdisho-{Rajonews} Inta Badan Deegaanada Sool,sanag Iyo cayn deegaano badan Oo ka Tirsan Ayaa Laga Xusa  18 May Oo maalinta Qashinka Deegaanada  U Aqoon sadeen,iyagoona lido Uga Dhigaya 18  May Oo Soomaliland  Xusto Gooni isku taaga.

sanadkani waxay Muuqanaysa Deegaano Laga Xusi Jirey Inaan laga Xusin maglaga Laga Tago magaalada Buuhoodle Ee xarunta Gobolka Cayn o sanadkani  Siweyn Looga  Guray Qashinka,iyagoona Dadka Degaanku diidan yahiin xuska Gooni isku taaga Soomaliland.

Nagala Soo Xiriir Email: Rajonews3@gmail.com

Advertisement